Wasiirka Gaashaandhiga oo xafiiskiisa ku shaqo bilaabay lana kulmay Saraakiil

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maalmo kadib si rasmi ah ugu shaqo bilaabay xafiiskiisa oo ku dhax yaala wasaaradda gaashaandhiga. Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaana xafiiskiisa kulan gaar ah kula yeeshay saraakiil katirsan ciidanka xoogga dalka uu hogaaminayay taliye ku xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Cabaas Aamiin … Continue reading Wasiirka Gaashaandhiga oo xafiiskiisa ku shaqo bilaabay lana kulmay Saraakiil